Burcad mooto Bajaaj uu dhacay lagu qabtay isaga oo ku dhax wata Muqdisho (Sawirro)

Ciidanka booliska saldhigga degmada Cabdicasiis ayaa maanta qabtay mid kamid ah burcadda hubaysan, kaasi oo muwaadin Soomaaliyeed oo dhallinyaro ahaa ka dhacay Mooto Bajaaj uu lahaa kadibna ka badalay taargada. Ninkan burcadka ah ayaa ciidamada ammaanka qabteen xilli uu watay mootadii uu dhacay oo horey loo raadinayay, waxaana ninkan si aan loo aqoonsan mootada ka … Continue reading Burcad mooto Bajaaj uu dhacay lagu qabtay isaga oo ku dhax wata Muqdisho (Sawirro)